Wada hadaladda Ganacsi ee u dhexeeya Shiinaha iyo Mareykanka oo la isku fahmi la yahay.

111
Wada hadallo fool-fool ah oo u dhexeeya Shiinaha iyo Mareeykanka ayaa lahu kordhiyay maalintii Sedexaad oo aan jadwalka ku jirin, sida ay sheeheen Saraakiil Mareeykan ah.
Kulanka Todobaadkaan ee Beijinh ka dhacaya waa kii ugu horreeyay ee labada dhinac ay yeeshaan tan iyo markii Trump Xi ay ku heshiiyeen in aan Canshuur la soo rogin mudo 90 maalin ah.
Qubaradu waxay sheegeen in ay bilo qaadan doonto in Labada dal ee dunida ugu dhaqaalaha badan ay xaliyaan murankooda.
Wada hadaladda ayaa xoogaa horu mar ah laga sameeyay tan iyo markii ay bilowdeen waxaana dhinacyaddu ay isla garteen qodobo ay ka midyihiin iibsiga dalaga beeraha Mareeykanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here