Tottenham oo xalay la kulantay natiijo cajiib ah.

59

Kooxda kubadda Cagta ee Tottenham ayaa xalay dheeshay kulan ka tirsan FA-ga Dalka Ingiriiska,kaas oo ah koobka ugu fac weyn kubadda cagta Caalamka.

Spurs oo la ciyaareysay koox heerarka hoose ah ayaa waxaa ay dhigtay wacdaro kaddib markii ay 7-0 ku dhufatay kooxda yare e lagu magacaabo TRANMERE.

Xiddigga aan booska joogtada ah ka heysan Kooxda Tottenham ee Fernando Llorente ayaa dhaliyay saddex ka mid ah goolasha ay xalay ku badisay Tottenham.

Kulamada kale ee maanta dhacaya waxaa ka mid ah Kooxd Chelsea oo la ciyaari doonta Kooxda Nottenham Forest.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here