Tottenham oo mar kale afka ciidda u dartay Chelsea

135

Kooxda kubadda Cagta ee Tottenham ayaa wxaa ay mar kale garaacday Kooxda Chelsea kaddib kulan ka tirsanaa EFL Cup-ka England.

Kulankii xalay waxa uu ku dhamaaday 1-0 oo ay ku badaisay Tottenham oo marti loo ahaa,waxaana dib la isugu soo laabanayaa kulanka 2aad  oo dhacaya 22ka Bishan.

Chelsea ayaa fursad u heysata in ay ka soo laabato guul darrada 2aad ee xiriirka ah ee ka soo gaartay Chelsea sanadkan kaliya.

Labada kooxood ayaa xilli ciyaareedkan is arki kara wax ka badan 5 jeer, labo waa ay isa soo arkeen halka laba kalena ay u dhimanyihiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here