Nin cod Tirinta wakiil ugu ahaa Madaxweyne oo iska ooyay! yaab

260

Xabiib Faarax oo ahaa Ninkii maanta codadka tirintooda wakiilka uga ahaa Asad Cismaan Cabdullahi Diyaano ayaa oohin jabsaday kaddib markii Musharrixii uu codadka u tirinayay laga guuleystay.

Asad Diyaano oo kaalinta 2aad ka soo galay doorashada ayaa keensaday 31 cod halka musharraxa ka guuleystay ee Siciid Cabdullahi Deni uu helay 35 cod sidaasna ku noqday Madaxweynaha Pumtland.

Xabiib ayaa la aamusin waayay markii afar cod oo kali ah looga adkaaday musharrixii  uu warqadaha wakiilka uga ahaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here