Man City o goolashii ugu badnaa hal koox ka dhalisay xilli ciyaareedkan,waa tuma?

49

Kooxda Kubadda Cagta ee Man City ayaa goolashii ugu badnaa ee hal koox laga dhaliyo dhalisay xalay kaddib kulan ka tirsanaa FA-ga oo ay ciyaartay.

Man City ayaa dhalisay 7,waxaana ay sidoo kale difaacatay shabaqeeda iyada oo sidaasna u gasha kooxda lagu magacaabo Rotherham United .

Manchester City ayaa sidaas ugu soo gudubtay wareegga 4aad ee Koobka faca weyn ee FA-ga waxaana ay soo raacday kooxaha Tottenham,Chelsea, iyo Man United halka Liverpool ay caawa ciyaareyso.

Isku aadka Koobka FA-ga ayaa la sameynayaa marka ay dhamaato Ciyaarta Liverpool,waxaana ka soo baxay in ugu yaraan laba koox oo waaweyn Goradda la isu geliyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here