Liverpool oo awood looga reebay FA-ga kooxdee garaacday?

82

Kooxda Kubadda Cagta Liverpool ee dalka Ingiriiska ayaa si lama filaan ah uga hartay tartanka FA-ga Dalka Ingiriiska kaddib guul darro ay kala kulantay mid ka mid ah kooxaha yaryar.

Kooxda Liverpool ayaa u martisay kooxda dhawaan ka soo dallacday heerka 2aad ee England ee lagu magacaabo Wolvesaana ciyaar,waxaana ciyaartii ku dhamaatay 2-1 oo ay guusha ku raacday Wolves.

Liverpool ayey tani mucjiso ku noqotay waana koobkii 2aad ee England oo ay sanadkan isaga harto.

Koobka EFL Cup,waxaa bilo ka hor ka reebtay Kooxda Chelsea oo Liverpool ku garaacday guriyeeda natiijo tan la mid ahna uga badisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here