Koobka FA-ga Dalka England ayaa la soo saaray isku aadkiisa,waxaana kooxaha isku beegmay ka mid ah Arsenal iyo Man United.
Labadan kooxood ayaa Arsenal waxaa ay koobkan heysataa 13 jeer halka Man United ay heysato 12 jeer waana labada kooxood ee ugu badan ee hantiyay.
Kooxaha kale ayaa isu aaday sida soo socota.
Swansea v Gillingham
Wimbledon v West Ham
Shrewsbury or Stoke v Wolves
Millwall v Everton
Brighton v West Brom
Bristol City v Bolton
Accrington v Derby or Southampton
Doncaster v Oldham
Chelsea v Sheffield Wednesday or Luton
Newcastle or Blackburn v Watford
Middlesbrough v Newport
Manchester City v Burnley
Barnet v Brentford
Portsmouth v QPR
Arsenal v Manchester United
Crystal Palace v Tottenham