Imisaa laga bixiyay Kalluunka ugu qaalisan adduunka sanadkan 2019?

98

Dalka Japan ayaa waxaa ka dhacday sheeko la yaab leh kaddib markii hal kalluun laga bixiyay lacag ka badan $3Milyan oo doollarka Mareykanka ah.

Guddoomiyaha sharikad Ganacsi oo lagu magacaabo Shushi, ayaa hal kalluun ka bixiyay $3.1Milyan oo doollarka Mareykanka ah billowgii sanadkan.

Kiyoshi Kimura , ayaa kalluun nooca Tuna loo yaqaan ee ah kan ugu qaalisan kalluunnada ka bixiyay lacagtan,waxaana uu sidan oo kale sanadkii 2013kii uu hal kalluun ka bixiyay $1.4 Milyan oo dollar.

Waxaa uu furayay suuqa Kalluunka ee Japan sanadkan markii uu arkay Boqorka Kalluunnada ee Tuna oo culeyskiisu yahay 278KM ayuu go’aansaday in uu lacagtaas ka bixiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here