IGAD oo farriin u dirtay dowladda Somaliya

108

Urur Goboleedka IGAD ayaa madaxda dowladda Soomaaliya faray in ay si deg deg ah xal kama damebys ah uga gaaraan khilaafka kala dhexeeya dowlad Goboleedyada.

War ka soo baxay IGAD ayaa sidoo kale dowlad Goboleedyada loogu sheegay in ay ilaaliyaan midnimada Soomaaliya kana shaqeeyaan sidii uu dalka dhibaatada ugu bixi lahaa.

Maxamed Cali Guyo, Ergeyga gaarka ah ee Urur Goboleedka IGAD u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa sidoo kale u hambalyeeyay maadweynaha cusub ee Puntland oo shalay la doortay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here