Deni oo la kulmay Wafdigii dowladda Somaliya

139

Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa la kulmay Wafdi ka socday Dowladda Soomaaliya oo galabta tagay Garowe.

Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminayay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad iyo wasiiu dowlaha maaliyadda.

Wasiirrada ka soo jeeda Puntland ayaa laga mamnuucay in ay tagaan degaannada Puntland waxaana u diiday Cabdi Wali Gaas oo aan xil heyn caawa,

Cawad iyo wafdigiisa ayaa loo qaabilay si weyn waxaana oo sameeyay casiriyo wanaagsan iyada oo loo muujiyay in la jecelyahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here