Deg deg:- Madaxweyne Xigeenka Puntland oo Goordhow la doortay.

98

Baarlamaanka Maamulka puntland ayaa si rasmi waxaa ay madaxweyne ku xigeenka Cusub ee puntland ay u doorteen Axmed Cilmi Karaash.

Gudoomiyaha Baarlamaanka muumulka Puntland Cabdi Xakiin Maxamed Axmed ayaa ku dhawaaqay in Axmed Karaash loo doortay Madaxweyne ku xigeenka Puntland.

Codad waxaa uu helay Axmed Karaash ku dhawaad 47 cod, waxaa uuna ka guuleystay Qoodhan.

Isla Maanta ayaa Baarlamaanka waxaa ay madaxweyne u doorteen Saciid Cabdullaahi Deni.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here