26.7 C
Mogadishu
Sunday, February 24, 2019

Nuskhad Tarjuman oo Qur’aanka Kariimka ah oo Cimrigeedu Yahay 203-sano oo...

Kadib markii uu indha ka qarsoonaa muddo 12 sano ah ayaa mar kale dib loo arkayaa nuskhad ka mid ah tarjumaadda Qur’aanka Kariimka ah...

Musician Kabankiisa Garaacanaya Iyadoo Qalliinka Maskaxda Ah Lagu Fulinayo (Muuqaal)

Muyuusikiiste ka soo jeeda Koonfur Afrika ayaa qalliin dhanka maskaxda looga sameeynayay aanuu ka horistaagin inuu  garaaco aaladda uu xariifka ku yahay ee kabanka. Musikistahan...

Nin 17 sano Si Khaladan u Xirnaa oo Xabsiga Kasoo Baxay...

Maxkamad ka tirsan gobolka Kansas ee dalka Mareykanka ayaa ogolaatay iney bixiso 1.1 Milyan oo dolar oo ay siiso nin 17-sano ku qaatay xabsiga...

Sababta Ay Dumarku Uga Cimridheer Yihiin Ragga.. Cilmi-baaris Cusub

Sida ku cad tirakoobyada Qaramada Midoobay dhexdhexaadka cimriga aadanaha xilligan aan joogno waa 71 sano, dhammaan dowaladaha kala duwan ee adduunka ee ay ka...

Boqoradda Quruxda Faransiiska oo Yaraanteedii Lagu Caayi Jiray Foolxumo!

Dadka ugu rajada wanaagsan xitaa kuma aaney fakareyn in gabadhani lagu naaneysi jiray bahalka yaraanteedkii ay ku guuleysan doonto boqoradda quruxda Faransiiska ee sanadkii...

Aroos Layaab Badan oo Ka Dhacay Godinlabe.. 22 jir Guursaday Haweenay...

Arooska Soomaalida caado ahaan waxaa is guursada gayaanada is calmada ee isku dhigma da’ ahaan, laakiin arooskan ka dhacey deegaanka Godinlaba waxa uu ahaa...

Hal Koob oo Liin-banbeello ah oo Ku Filan Ka Hortagga Cudurkan...

Daraasad caafimaad oo dhawaan lagu faafiyay joornaalka Neurology ee dalka Mareykan ayaa daaha ka rogtay in koob liinbanbeello ah oo aad maalintii la cabto...

Erayga”Musiibo” oo Noqoday Cinwaanka Sanadka ee Dalka Japan!

Guddi gaar ah oo loo saaray ayaa waxey doorteen erayga sanadka ee Japan, kaas oo sanadka astaan looga dhigayo. Guddigu markii la soo gaarsiiyay farriimo...

4 Calaamadood oo Ku Tusinaya Inaad “Guusha” Aad Ugu Dhow Dahay

Dadka qaar waxey u arkaan in guul la gaaraa ay tahay arrin dhib badan, wadada guushuna ay tahay mid dheer oo qodxo badan ku...

Khubaro Ka Digay In Qaxawada iyo Shaaha Lagu Cabo Diyaaradda Dusheeda!

Cabitaannada kala duwan ee ay ka mid yihiin shaaha iyo Qahwada diyaaradda dusheeda lagu cabbo waxaa suurtaggal ah inuu leeyahay bakteeriyo khatar ah oo...

WARARKII U DANBEEYAY

CAYAARAHA