Barcelona oo ku bar baratay Getafe, iyo kooxihii kale oo jidka loo galay

59

Kooxda Kubadda Cagta Barcelona ee dalka Spain aya aku bar baratay Kooxda Getafe  ee ay ka wada tirsanyihiin Horyaalka Laliga ee dalkaaasi Spain.

Barcelona ayaa 2-1 uga badisay Kooxda oo ay ugu tagtay Gurigeeda,waxaana natiijadaas ay ka dhigantahay in Barcelona ay hoggaanka ku qabatay shan dhibcood oo nadiif ah.

Kooxda ku jirta kaalinta labaad ee Atletico Madrid waxa ay farqaha isku dhegeen Sevilla oo ku jirta kaalinta saddexaad,sidaas ayeyna min hal dhibic ku kala qaateen iyaga oo fakiyay Barcelona.

Kooxda lagu naaneyso Boqoradda Kubadda Cagta ee Real Madrid ayaa iyadana taako la kulantay inkasta oo sanadkan aysan ka muuqan horyaalka,waxaana ay isaga jirtaa kaalinta 6aad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here