Weeraryahankii Hore Ee Kooxda Arsenal Nicklas Bendtner Oo Xabsi La Dhigayo Kadib Markii Uu…

71

Weeraryahankii hore ee Arsenal Nicklas Bendtner ayaa 50 maalmood xabsi ku qaadanaya kaddib markii hoos loo dhigay Racfaan ku aadaneyd dambigii lagu soo oogay weeraryahanka.

Bishan bilowgeedi ayaa 30-jirka reer Denmark ayaa lagu helay dambiga ah inuu 9-kii September garaacay Darawal isla markaana uu wajiga ka laaday markii uu dhulka ku dhacay.

Bendtner oo la xiray bishii September kaddib markii uu Darawalku Booliska ku dacweeyay ayaa xukunka xabsiyaa lagu riday isla horantii bishan waxaana sidoo kale lagu ganaaxay aduun dhan 180.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here