Wax Badan Ka Ogow Shanta Kulan Ee Ay Premier League Ka Ciyaari Doonaan Liverpool, Chelsea Iyo Man-Citay

61

Kadib marka maalinta sabtida laga soo laabto kulamada caalamiga ah ee xulalka qaramada aduunka waxaa sii xoogeysan doona xifiltanka koobka Premier League iyada oo kooxaha Manchester City, Liverpool iyo Chelsea ay dagaal u sii gali doonaan sida ay ku sii ilaashan karaan rekoodhkooda Premier League ee xili ciyaareedkan.


Halkan kaga bogo Shanta Kulan Ee Ay Man City Ku Bilaaban Doonto Kadib Kulamada Caalamiga Ah Ee Horyaalka premier Leageu.

Sabti, November 24 – West Ham (marti)

Sabti, December 1 – Bournemouth (minan)

Talaada, December 4 – Watford (Marti)

Sabti, December 8 – Chelsea (Marti)

Sabti, December 15 – Everton (Minan)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here