VIDEO+CAJIIB : Dibiga ugu wayn aduunka oo ay Australia soo bandhigtay

96

Dibigan oo lagu magacaabo “Knickers”  ayaa daaqa cawska, isagoo joog ahaan ka dheer lo’da kale ee lagu xanaaneeyo galbeedka dalka Australia. Culeyska dibigan oo gaaraya 1,400 kilo, isagoo dherarkiisu yahay ku dhawaad 2 mitir, da’diisu na tahay toddobo sano ayaa waxaa la rumeesanyahay inuu yahay dibiga ugu weyn adduunka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here