Maxay Ka Yidhaahdeen Jamaahiirta Real Madrid In Uu Markale Rodríguez Kusoo Laabto Santiago Bernabeu?.

67

Wargeyska “AS” ee dalka Spain ayaa tilmaamay in jamaahiirta kooxda Real Madrid ay taageerayaan soo laabashada markale ee James Rodríguez, kadib markii uu wargeyska arintan ka sameeyay cod uruurrin.

Wargeyska ayaa daabacay natiijada kasoo baxday cod uruurintii uu sameeyay waxayna u dhacday sida tan: 73.8% ayaa u codeeyey in James Rodríguez uu dib ugu soo laabto garoonka Santiago Bernabeu, halka 26.2% jawaabta ay bixiyeen ay noqotay “Maya”.

SOURCE: AS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here