Maxaad Ka Ogtahay 34 Waddan Ee Muwaadinka Soomaaliga Ah Uu Ku Tegi Karo VISA La’aan?.

182

Ma sahlana Run ahaantii in dal muddo dheer ku jiray colaad iyo dagaallo sokeeye uu misna la tartamo dalalka caalamka ee nabadda iyo kala dambeyntu ka jirto.

Halkan hoose waxa ku cad Liiska 34 waddan ee bilaa visa lagu tegi karo Baasaboorka Soomaaliga ama markii aad dalalkaasi qaar ka mid ah tagto aad garoonka kaga dhufsan karto dal ku galka waxa ay ku kala yaallaan Qaaradaha Afrika, Asia, Latin Amerika iyo kuwo ku yaalla Badda Baasifigga (Pacific Ocean).
Waxaana ay kala yihiin:
DALALKA QAARADDA (34) EE BAASABOOR SOOMAALIGA VISA LA’AAN LAGU TEGI KARO

AFRIKA

Benin Visa-Free
Burkina Faso Visa on arrival
Cape Verde Visa on arrival
Comoros Visa on arrival
Ivory Coast eTA (Booqasho gaaban ama ganacsi)
Djibouti Visa on arrival
Ghana Visa on arrival
Madagascar Visa on arrival
Mauritania Visa on arrival
Mozambique Visa on arrival
Rwanda Visa on arrival
Seychelles Visitor’s permit (booqasho)
Togo Visa on arrival
Uganda Visa on arrival
Guinea-Bissau Visa on arrival
Qaaradda Asia
Bangladesh Visa on arrival
Cambodia Visa on arrival
Lebanon Visa on arrival
Laos Visa on arrival
Macau Visa on arrival
Malaysia Visa-free
Maldives Visa on arrival
Palestine Visa-free
Sri Lanka eTA (Booqasho gaaban ama ganacsi)
Timor leste Visa on arrival
Turkey Visa on arrival
Latin America
Bolivia Visa on arrival
Haiti Visa-fee
St. Vincent/the Grenadines Visa-free
Dominica Visa on arrival
Pacific Ocean
Micronesia Visa-fee
Palau Visa on arrival
Tuvalu Visa on arrival


LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here