Marouane Fellaini Oo Shaki Galiyay Awood Ciyaareedka Kooxda Daris Wadaaga Ay Yihiin Ee Manchester City.

52

Ciyaaryahanka Khadka dhexe ee kooxda Manchester United ee Marouane Fellaini ayaa shaki galiyay awooda ciyaareed ee kooxda ay daris wadaaga yihiin ee Manchester City.

Fellaini ayaa wuxuu tilmaamay in Kooxda Manchester Citay aysan sii wadi-doonin awoodeda ciyaareed taasi oo ah inay sii wadi doonin guulaheeda ay kasoo hoysay Premier League sanadihii lasoo dhaafay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here