Iniesta Oo Ka Hadlay Caqabadaha Ugu Weyn Ee Uu Kala Kulmay Kooxdiisa Visseal Kobe… +Ma Laga Yaaba In Uu Ku Laabta Barca?.

80

Xidiga reer Spain ee Andres Iniesta ayaa ka hadlay caqabaha uu kala kulmay kooxdiisa Visseal Kobe wuxuuna yidhi: “Luuqadu waa caqabada ugu weyn ee i heysata, xidhiidhka aniga iyo ciyaartoyda kale waa mid aad u adag laakiin kubada cagta waxay leedahay luuqad gaar ah uu qof walba fahmi karo.

Andres Iniesta ayaa wareysi uu siiyey Radio Catalonia wuxuu kaga hadlay dhowr arimood oo ku saabsan kooxdiisa hore ee Barcelona iyo sida uu rabo in uu mar kale ugu laabto.

SOMALIPOST.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here