Heshiish Gaar Ah Oo Dhex Maray Barcelona Iyo Liverpool Kadib La Wareegistii Coutinho. (AKHRISO XOG LA HELAY)

62

Kooxaha Barcelona iyo Liverpool ayaa waxaa la ogaaday in uu jiro heshiis khaas ah oo dhex maray maamulkooda kaasi oo la xidhiidha ciyaartoyda ay Barca kala wareegi karto Reds.

Idaacada Cadena Ser ee laga leeyahay dalka Spain ayaa shaaca ka qaaday in Kooxda Liverpool ay Bacelona ka saxiixday heshiis xadidaya muddada ay ciyaartoy kale kasoo dalban karto kaasi oo Reds ku joojisay xiisihii Barca ee ciyaartoyda Anfield.

Liverpool kadib markii ay ogolaatay in Philippe Coutinho uu 160-milyan euros ugu biiro Camp Nou waxay Barca ku xidhay shuruud heshiis oo ah in muddo saddex xili-ciyaareed ah ay soo dalban karin ciyaartoy kooxdeeda ka tirsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here