DEG DEG: howlgallo Baaritan oo la ka sameeyay magaalada Baydhabo

58

Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Booliska maamulka K/ Galbeed ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgallo ka sameeyay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Howlgallada oo ahaa kuwa ballaaran ayaa waxa ay Ciidamadu ka sameeyeen xaafado dhowr ah oo ka tirsan magaaladaasi.

Illaa 10 Ruux oo u badan dhalinyaro ayaa lagu soo warramayaa in lagu soo qab qabtay howlghalladaasi, kuwaas oo looga shakisan yahay falalka amaan dari ee ka dhaca halkaasi

maalmihi dambe aya laka so warina ine xaalada amniga ey qatar ku jirtay kadib marki weerar bombo laku qaday xildhibaan hore ku gurigiisa

Howlgalladan ayaa ku soo aadaya, xilli shalay gelinkii dambe qarax ay waxyeelo ka soo gaartay Xildhibaan hore u ka tirsanaa Koonfur Galbeed uu ka dhacay Guri ku yaalla xaafadda Wadajir magaalada Baydhabo ee xarunta KMG maamulkaasi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here