DEG DEG: Hay’adda Nabad Suggida oo sheegtay inay qabteen xubin Shabaab oo maleegaayay

75

Wararka laka helaayo magalada mogdisho aya shegayo in Hay’adda Nabad Suggida Somaliya ayaa sheegtay in gacanta lagu dhigay xubin ka tirsanaa Ururka Al Shabaab, kadib hawlgal ay ka sameeyeen Muqdisho.

Qoraal la soo dhigay Bogga Twitterka Hay’adda Nabad Suggida Somaliya, ayaa lagu sheegay in ciidamada NISA ay qabteen ruux Shabaab ka tirsan oo qaraxyo maleegaayay.

NISA, ma aysan sheegin magaca ruuxaasi iyo qaraxyada Ciidamada ammaanka ay ku qabteen, balse waxa ay sheegeen inay qabteen xubin ka tirsanaa Shabaab.

Hay’adda Nabad Suggida Somaliya ayaa maalmahan bilowday fulinta hawlgalo qarsoodi ah oo Ciidamada ay ka sameeyeen Muqdisho, kuwaasi oo lagu sheego xubno Shabaab ah in la soo qabt

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here