CR7 Oo Xalay Jabiyey Rikoodh 60 Sannadood U Yaallay Juventus

59

Rodrigo Bentacur ayaa furay dhalinta goolasha qaybtii hore, waxaana mid labaad raaciyey ruug caddaaga difaaca ee Giorgio Chiellini ka hor intii aanu Ronaldo kusoo xidhin rikoodhe uu shabaqa dhex dhigay.

Goolka uu Cristiano Ronaldo ayaa ahaa midkiisii 10-aad ee uu uu dhaliyo 14 kulan oo horyaalka Serie A ah oo uu ciyaaray, waxaana uu gaadhay rikoodh halyeygii John Charles uu u dhigay Juventus xili ciyaareedkii 1957-58 oo toban gool dhaliyey 14-kii ciyaarood ee ugu horreeyey horyaalka.

Mohamed bashir

Mogdisho/somalia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here