Wednesday, December 12, 2018

Arsenal Oo Daafac Da’yar Ah Dooneysa

Unai Emery ayaa daafac da’yar ah ka raadinaya horyaalka Spain si uu ugu adkeeyo daafaca kooxdiisa ee liita. Holding ayaa ka maqnaanaya garoomada waqti dheer, halka Mustafi iyo Sokratis ay halis ugu jiraan waqti walba...

Thibaut Courtois Muxuu Ka Yiri Guushii Adkeyd Ee Ay Ka Gaareen Kooxda SD Huesca?

Kooxda Real Madrid ayaa gool madi ah kaga adkaatay naadiga SD Huesca kulan ka tirsanaa wareega 15-aad ee horyaalka La Liga Spain. Goolhayaha kooxda Real Madrid Thibaut Courtois ayaa kulanka kadib farxad ka muujiyay guusha  1-0...

Tottenham Oo Halis Wajahaysa Kahor Kulanka Barcelona

Kooxda Tottenham ayaa ku wajaheysa Barcelona kulanka ugu dambeeya heerka group-yada ee tartanka Champions League, hadii ay Spurs-ka guuleysato kulankan waxay u gudbi doontaa wareega xiga ee 16-ka ee tartankan. Tottenham ayaa haatan ah kooxda...

Akhriso: Shaxda rasmiga ah ee Bournemouth vs Liverpool

Kooxaha Bournemouth iyo Liverpool ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw. Shaxda Bournemouth vs Liverpool:

Shaxda Ay Caawa Kusoo Geli Karaan Chelsea Kulanka Ay La Leeyihiin Manchester City

Chelsea ayaa caawa Stamford Bridge kula balansan Manchester City oo ilaa iminka arag sida ay u taalo Guul darrada Premier League xilli ciyaareedkan. Blues ayaa 10-dhibcood u jirta Man City haddii kulanka caawa laga adkaadana...

Nelson Semdo Oo Ka Jawaabay Cidda Wanaagsan Messi Iyo Ronaldo

Xidiga kooxda Barcelona Nélson Semedo ayaa iska diiday inuu ka hadlo isbar-bardhiga xidigaha Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo, isagoo tilmaamay in labaduba ay yihiin ciyaartoyda ugu fiican taariikhda. Nélson Semedo ayaa wareysi uu dhawaan ku...

Mourinho Oo Amaanay Afar Ciyaartoy Kadib Kulankii Arsenal

Tababare Jose Mourinho ayaa si aan caadi ahayn amaan ugala daalay Afar ciyaariyahan, kadib ciyaartii barbaraha ku dhammaatay ee Manchester United iyo Arsenal ee kusoo idlaatay bar-baraha 2-2. Laba gool ay kala dhaliyeen xidigaha Anthony...

CR7 Oo Xalay Jabiyey Rikoodh 60 Sannadood U Yaallay Juventus

Rodrigo Bentacur ayaa furay dhalinta goolasha qaybtii hore, waxaana mid labaad raaciyey ruug caddaaga difaaca ee Giorgio Chiellini ka hor intii aanu Ronaldo kusoo xidhin rikoodhe uu shabaqa dhex dhigay. Goolka uu Cristiano Ronaldo ayaa...

AKHRISO+SABABTA : Neymar oo Xalay noqday BOQORKA Brazil

Neymar waa Boqorka Brazil ee tartanka Champions League kaddib goolkii uu xalay uga shubay Liverpool ciyaartii ay 2-1 uga adkaadeen. Xiddiga ugu qaalisan ayaa xalay muujinayay dadaal dheeri ah si uu u nooleeyo rajada ay...

Maxay Ka Yidhaahdeen Jamaahiirta Real Madrid In Uu Markale Rodríguez Kusoo Laabto Santiago Bernabeu?.

Wargeyska “AS” ee dalka Spain ayaa tilmaamay in jamaahiirta kooxda Real Madrid ay taageerayaan soo laabashada markale ee James Rodríguez, kadib markii uu wargeyska arintan ka sameeyay cod uruurrin. Wargeyska ayaa daabacay natiijada kasoo baxday...