AKHRISO+SABABTA : Neymar oo Xalay noqday BOQORKA Brazil

93

Neymar waa Boqorka Brazil ee tartanka Champions League kaddib goolkii uu xalay uga shubay Liverpool ciyaartii ay 2-1 uga adkaadeen.

Xiddiga ugu qaalisan ayaa xalay muujinayay dadaal dheeri ah si uu u nooleeyo rajada ay kooxdiisa PSG ugu soo gudbi karto wareega 16-ka Champions League.

Goolkii uu ka dhaliyay Reds ayaa ka dhigan inuu noqday laacibka reer Brazil ee goolasha ugu badan ka dhaliya koobka Dhaga waynaha ee Champions League.

Rikoodhkan waxaa horey u heystay Kaka 30-gool balse Neymar ayaa xalay dhaafay oo dhaliyay 3-1-gool.

EEG LIISKA xiddigaha reer Brazil ee Goolasha ugu badan ka dhaliya Champions League:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here